Somalian Doctor :”Kill Me if you will, I Will Die With Dignity”
Qoriley News Apr 02,2011.
“Kill Me if you will, I Will Die With Dignity”- Drs Hawa Abdi
![]()
Somalia – Security Council Meeting – VIDEO
Qoriley News March 17,2011.
Somalia – Security Council Meeting
Barlamanka Africa oo go’aamiyay in guddi kormeera u soo diran Soomaaliya
Qoriley News Thursday, 17 March 2011
Muqdisho (RM) Baarlamaanka Afrika ayaa markii ugu horaysay go’aamiyay inay Guddi kormeera u soo diraan Doorashooyinka ka dhacaya Bisha Agoosto ee Sannadkan Somalia. Read more
Dhalinyaro ku dhibaateysan Angola
Qoriley News March 03,2011
Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsi ku yaalla dalka Angola ayaa dowladda KMG ka codsaday in ay ka shaqeeyaan sidii ay xornimadooda u heli lahaayeen dalkoodana ay ugu soo laaban lahaayeen. Read more
Baarlamaanka oo shalay kulan xasaasi ah ku yeeshay Muqdisho.
Qoriley News March 01,2011
Muqdisho(RM Feb.28) – Xildhibaannada Barlamanka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.
kulan ay mudaneyaasha Golaha Baarlamanka Soomaaliya ku yeesheen xarunta Golaha Shacbiga ee magaalada muqdisho islamarkaasna ujeedkiisu aheyd Heshiis ku sabsan badbaadinta Barakacayasha ku sugan qaaradda Afrika oo ay bishii October ee Read more
Muqdisho:Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday xerada Ciidamada Jaziira. SAWIRRO
Qoriley News Monday, 21 February 2011
Muqdisho (RM) – Munaasabad tababar loogu furayay in kabadan 900 oo askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga Dalka islamrkaana uu ka qayb galay Read more
Buuhoodle:Dagaal qadhaadh oo ka soconaya aagaga Meygaagle,Hagoogane ee Colaada Kalshaale
Buuhoodle– Wararka naga soo gaaraya aagaga dagaalka ee Deegaanka Buuhoodle ayaa sheegaya in saaka uu dagaal halkaasi ka bilawday kadib markii ay ciidamada Soomaaliland ay weerar ku qaadeen Ciidamo Beeleedyada reer Buuhoodle. Read more
Qoys uu guri ku dumay oo hal qof ka badbaaday
Qoriley News Friday, 18 February 2011
Muqdisho (RM)-Lix qofood ooh al qoys ah ayaa ku geeriyootay qof kalena wuu ku dhaawacmay kaddib markii uu ku soo dumay guri ay deganaayeen oo ku yaalla degmada Shaangaani ee magaallada Muqdisho. Read more
R/wasaaaha: ” Waan soo qabaneynaa kuwii ka dambeeyay Shaqaaqadii dhacday”
Wednesday, 16 February 2011 Qoriley News
Muqdisho (RW)-R/wasaraha xukuumadda KMG mudane Maxamed C/llaahi Maxamed ayaa sheegay in Dowladdu ay daba joogto dadkii ka dambeeyay fal shalay lagu rasaaseeyay dad isu soo bax nabaded ka dhigayay gudaha magaalada Muqdisho. Read more
Puntland iyo Galmudug oo ka wada hadlaya colaadaha beelaha u dhaxeeya
Wednesday, 16 February 2011 Qoriley News
(RM)-Wafdi ka socda maamulka GalMudug oo uu hoggaaminayo Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi oo shalay gaaray Magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ayaa maanta lagu wadaa in ay kulamo la yeeshaan madaxweynaha Puntland iyo xubno kale. Read more
Danjire Ameeriko: “Racfaanka la qaatay ma aha Lahaanshaha safaaradda ee waa Dhismaheeda”
Qoriley News Feberuary 15,2011
(RM,Feb.14)-Danjiraha Soomaaliya u fadhiya waddanka Kenya Maxamed Cali Nuur “Ameeriko” oo xalay wareysi siiyay Radio Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay wararka sheegaya in Ganacsadihii hindiga ahaa uu rafcaan ka qaatay go’aankii maxkamadda dalka Kenya Soomaaliya ugu xukmisay dhulka safaaradda Soomaaliya ee waddanka Kenya.
Safiirka ayaa sheegay ganacsaduhu uusan rafcaan ka qaadan lahanshaha dhulka safaaradda hase yeeshee uu ka doodayo dacwad kale oo Read more
Buuhoodle:Baaq Nabadeed oo ay soo saareen Culumaa’udiinka Gobolka Cayn
Qoriley News Feberuary 15,2011
BAAQ NABADEED
Baaq nabadeed oo ka soo baxay culimaa’udiinka Deegaanka
Buuhoodle Read more
Muqdisho:Wasiirka Warfaafinta, Boostada iyo Isgaarsiinta oo tababar u soo xiray shaqaalaha Telefishinka Qaranka
Qoriley News Saturday, 12 February 2011
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaarsiinta Soomaliya ayaa maanta aqoon kororsi socday muddo bil ah u soo xiray qaar ka mid ah shaqaalaha Telefeshinka Qaranka kadib munaasabad ka dhacday xaraunta Read more
Cagaare:Siyaasiga Axmed Cabdi xaabsade oo ka hadlay sidii uu ku soo dhamaaday shirkii lagu xalinayay mashaqadii deegaanka cagaaare + VIDEO
Qoriley News
Siyaasiga Axmed Cabdi xaabsade oo ka hadlay sidii uu ku soo dhamaaday shirkii lagu xalinayay mashaqadii deegaanka cagaaare VIDEO Read more
Xaflad Qalan jabin Arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Tacis
Qoriley News December 24,2010.
Xaflad Qalanjabin(Graduation Party) iyo Sagootis Arday Soomaaliyeed
Tacis(Qoriley News) Xaflad ay soo qabanqaabiyeen Gudiga ardada ay leeyihiin - xiriirka ardayda Soomaaliyeed ee Tacis ayaa Galabta lagu qabtay Kuliyadda Adabka ee Jaamacada Tacis ee ku taal Tacis(Yemen) . Read more
Heshiis laga gaaray Xiisadii Beelaha Dega Cagaare,Cadaada,Caris,Maygaag,Kalabaydh,Burtinle,Mudug,Sool,Nugaal
Qoriley News December 21,2010.
Lasanod(Qoriley News),Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyay shir nabadeed ka socday maygaag(Meygaagle) oo u dhaxaysa Qoriley iyo Burtinle,kuna taala deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.
Shirkan ayaa waxaa maamulkooda lahaa odayaal iyo masuuliyiin kasoo jeeda Deegaanka Somalida Read more
Shirkii Nabada ee Meygaag(Meygaagle) ee Xiisadii Cagaare oo soo Gabagaboobay
Qoriley News December18,2010.
Source:Lasanod Online. Friday, December 17, 2010
Meygaagle,(lasanod Online)- Waxaa Maanta Deegaanka Meygaagle oo Qiyaastii 52-Km dhanka Waqooyi bari kaga beegan degmada Burtinle si rasmi ah loogu soo gabagabeeyey..
Shirweyne Nabdeed oo Labadii Bilood ee lasoo dhaafay halkaas uga socday Beelo wada dega Deegaankaas oo dagaal dhexmaray. Read more





